Dowlada Somalia oo jawaab kulul ka bixisay warbixin ka soo baxday Amnesty International

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay  si kulul uga hadashey warbixin ay soo saartay Hay’adda Amnesty International oo ku saabsanaa in ay jiraan xadgudubyo ka dhan ah xoriyadda hadalka ee Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda uga … Continue reading Dowlada Somalia oo jawaab kulul ka bixisay warbixin ka soo baxday Amnesty International